Banaanka ku samee

Baaskiil tiris:

Tiri tirada baaskiilada wada mareyso, hal waqti iyo hal meel isbuuca oo dhan. Samee tirokoob ku saabsan inta baaskiilka wado iyo inta koofiyada baaskiilka adeegsata.

Gudaha ku samee:

Samee jilitaan ku saabsan adeegsiga koofiyada baaskiilka.

Dadka waaweyn waxey qabaan inay muhiim tahay in la adeegsado koofiyada baaskiilka. Hadana dadka oo waaweyn oo dhan ma adeegsadaan koofiyada. Maxaad ka dhihi kartaa si dadkaas loogu qasbo inay koofiyad xirtaan.

Ma xasuusataa:

Majiraa farqi u dhaxeeyo qalabka ay waajibka tahay inuu qaato marka uu baaskiilka ku wado mugdiga iyo marka ay iftiin tahay?


Maxey waajib u tahay inuu heysto labo bareeg iyo hoon/gambaleel.


Kee ayaa nabadgalyo badan, inaad baaskiilka gacanta ku taraarixo iyo inaad wado, marka aad wado goyneyso.


Maxey muhiim tahay inaad ishaaro siiso gaadiidka kale marka aad baaskiilka wadid .